![]() |
Turkiga ayaa soomaali soo gaaray sanadkii 2011 mar ay guud ahaan wadan ay ku dhufatay abaar geed iyo duunyo ba baabi'isay mahad EEBBE haka gaaro igana badal kheyr ha siiyo.waxaan rajeyjo balaaran ka qabaa haddii dhalinyarada wiilaaha iyo gabdhahaba leh ee wax u soo baranaya wadankooda ay dib ugu soo laabtaan wadanka ayagoo wax soo bartay ay dalka wax weyn ka badali doonaan insha allaah.
ku waani waa qaar ka mid ah ardayda deeqaha wax baro helay wadan aynu walaaha nahay ee turkiga sanadii 2012 waxay hada wax ku bartaan wadanka turkiga weliba ayagoo kuliyadu kala duwan dhiganaya.
Sidoo kale waxaa jira arday boqolaal ah oo wadanka turkiga ku barata waxbarasha heerkeeda kala duwan sida Master degree, under-graduate iyo secondary level.

Hiç yorum yok:
Yorum Gönder